Sunday, June 28, 2026

Deni oo shaaciyay in 15-ka May 2026 haddii aan la helin heshiis siyaaasadeed aysan jirin dowlad Soomaaliyeed

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayey Magaalada Badhan ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Somalia, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in marka la gaaro 15-ka May 2026 haddii aan la helin heshiis siyaaasadeed aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo federal ah, ayna Puntland daneheeda raacan doonto.

“Laga bilaabo bisha soo socota 15-keeda haddaan xal Soomaali isku waafaqsan tahay imaan, dowlad federal ah oo jirtaa majirto, dowladda Puntland horay ayey daneheeda u raacan jirtey waxna ka dhawran mayno madaxda hadda joogta”,Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inay sugayaan go’aanka shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolada dalka,”Waxaan sugaynaa talada shacabka Soomaaliyeed ee kunool gobolada dalka.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Xero ay leeyihiin kurdiyiinta Ciraaq oo la duqeeyay

Ilo dhanka ammaanka ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka...

Nin Mareykanka ku eedeeyay Musuq-maasuq oo lagu qabtay Muqdisho

Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Cabdikariim...

DFS oo Sheegtay in Duqeymo lagu dilay  Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka...

Booliska Soomaaliya oo Xoojiyay Howlgallada Ka Dhanka ah Faafinta Anshax-xumada

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sare u qaaday howlgallada lagu...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles