DFS oo sheegtay in horjooge sare iyo xubno kale lagu dilay G/Sh/Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal iyo duqeymo ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose lagu dilay maleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab

Howlgalkan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Buulo Cabdalla, oo u dhexeeya Mubaarak iyo Ugunji, waxaana lagu dilay 22 ka tirsanaa AS, oo uu ku jiray horjoogihii As, Cabdiraxmaan Jeeri, oo caan ku ahaa dhibaateynta dadka rayidka ah.

.Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka waxaa ka go’an in la sii laba-jibbaaro hawlgallada noocan oo kale ah, si loo ciribtiro haraadiga khawaarijta loona sugo amniga guud ee dalka.

Sidoo kale, Wasaaraddu waxay uga mahadcelinaysaa saaxiibbada caalamka taageerada ay siiyaan hawlgallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo u safray Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Guddiga Doorashada oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Guddiga lagu muransanyahay ee doorashada ayaa goordhow ku dhawaaqay...

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay beddeshay dhammaan ciidamadii...

Burburin iyo barakac xooggan oo ka socda Buulo Eelay, Muqdisho oo wajahaysa qax

Burburin iyo barakac ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka UK u qaabilsan Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles