Iran iyo Hindiyo oo wadahadal yeeshay

Safaaradda Hindiya ee Iiraan ayaa ka warbixisay waxa ay ka wada hadleyn Wasiirrada arrimaha dibadda Iiraan Cabaas Caraqji iyo Hindiya S Jaishankar kuwaas oo kulan qadka telefoonka ah yeeshay Arbacadii.

“Intii uu socday wada sheekeesigu, wasiirradu waxa ay iska xog wareysteen xaaladda gobolka iyo saameynta ka dhalatay tallaabooyinka sharci darrada ee Maraykanku wado, kuwaas oo madax bannaanida iyo xiriirka caalamig ahba dhaawaceysa”. ayaa lagu yiri qoraalka ay daabacday safaaradda Iiraan.

Cabaas, waxa uu hoosta ka xarriiqay in deganaan la’aanta ka jirta gacanka khaliijka iyo marinka hormuz ay masuul ka yihiin Maraykanka.

Sidoo kale safaaraddu waxa ay sheegtay in wasiirka arrimaha dibadda Hindiya uu sheegay in Hindiya ay taagereyso xasilloonida iyo khilaafka wada hadal lagu xalliyo.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

labo macallin oo lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska

Arday ayaa la xiray kaddib markii maamule iyo macallin...

Baaritaan laga fuliyay guriga Ilhan Omar maxaa loo haystaa

Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa baaritaan ka fuliyey guriga...

 MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Somaliland oo Itoobiya u bandhigtay isticmaalka dekedda Berbera iyo marin-badeedkeeda

Maamulka Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu diyaarka...

12-ka Oktoobar: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed iyo halgankii ka dambeeyay

Maanta oo kale, 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xustaa maalinta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles