Shiinaha oo war ka soo saaray weerar lagu qaaday markabkooda

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha ayaa Jimciha maanta ah xaqiijisay in markab siday saliid iyo shaqaale Shiinees ah lagu weeraray Gacanka Hormuz, iyadoo walaac xooggan ka muujisay maraakiibta ay saameeyeen colaadda ka socota Bariga Dhexe.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha, Lin Jian, ayaa shir jaraa’id ku sheegay in ay jiraan muwaadiniin Shiinees ah oo saarnaa markabka, isagoo xusay in aan weli la soo werin wax dhaawac ah oo soo gaaray shaqaalaha markabka.

Wakaaladda wararka Shiinaha ee Xiamen ayaa Khamiistii werisay in markab shidaal oo Shiinees ah lagu weeraray meel u dhow marin biyoodka Hormuz.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ruushka oo duqeyn ba’an ka geystay geystay Zaporizhzhia

Ruushka ayaa magaalada Zaporizhzhia ee dalka Ukraine ku weeraray...

Masar oo diyaarinaysa ciidamadii ugu dambeeyay ay u soo dirayso Soomaaliya

Warbaahinta The New Arab ayaa sheegtay in dowladda Masar...

Ciidanka Xoogga Dalka oo dib ula wareegay deegaanka Hees ee gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 27-aad, ayaa...

KGS oo qorsheynaysa in ciidanka Lafta-gareen xoog looga saaro Qansaxdheere

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegayaa inuu qorsheynayo...

Taliyihii Saldhigga booliska Xagardheere ee Kenya iyo darawalkiisii oo qarax lagu dilay

Laba askari oo ka tirsan booliska Kenya, oo uu...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles