Friday, July 3, 2026

Madaxweyne xasan sheekh oo ka Tacsiyeeyay Geerida Imaam Maxamed Yusuf Cali

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali oo ku geeriyooday dalka Hindiya.

Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay Imaamka haldoor qaran oo door muuqda ka soo qaatay geeddi-socodkii nabadeynta dalka, dib u heshiisiinta bulshada Soomaaliyeed iyo dadaalladii dib loogu yagleelay dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Alle SWT uga baryey Marxuumka in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

WARARKII KALE

Muxuu yahay heshiiska ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Talyaaniga?

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fartaag...

Sheekh Shariif oo ka tacsiyeeyay geerida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa...

MW Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socda Talyaaniga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada...

Imaamkii beesha Mudullood oo ku geeriyooday Hindiya

Waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Alle ha u naxariistee...

MW Xasan Sheekh “Israa’iil wax door ah kuma laha gobolka”

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale cambaareeyay...

Hogaamiyeyaasha gaaray Tehran si ay uga qeyb galaan aaska Khamanei

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Pakistan, Mohsen Naqvi, ayaa gaaray...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles