Shariif Sheekh oo DF ku eedeeyay in hubka Qaranka loo adeegsado siyaasadda

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in hubka Qaranka loo adeegsanayo beegsiga siyaasiyiinta, xilli sida uu sheegay kooxda Al-Shabaab ay weli ku sugan tahay meelo aan ka fogeyn magaalada Muqdisho.

Shariif Sheekh Axmed ayaa yiri: “Hubkii Qaranka ayaa lagu gumaadayaa siyaasiyiinta, iyadoo Muqdisho meel aan ka fogeyn ay joogaan Al-Shabaab.”

Madaxweynihii hore ayaa hadalkan ku muujiyay walaac ku aaddan xaaladda amniga iyo siyaasadda dalka, isagoo ku baaqay in ciidamada iyo hubka Qaranka loo adeegsado la dagaallanka Al-Shabaab iyo difaaca shacabka, halkii loo adeegsan lahaa khilaafaadka siyaasadeed.

Hadalka Shariif Sheekh Axmed ayaa kusoo beegmaya xilli ay weli socdaan dadaallo lagu raadinayo xal siyaasadeed oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 26 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo u safray Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Guddiga Doorashada oo aqbalay go’aanka Maxkamadda Sare ee laashay doorashadii Galmudug

Guddiga lagu muransanyahay ee doorashada ayaa goordhow ku dhawaaqay...

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay beddeshay dhammaan ciidamadii...

Burburin iyo barakac xooggan oo ka socda Buulo Eelay, Muqdisho oo wajahaysa qax

Burburin iyo barakac ayaa xalay saqdii dhexe ka bilowday...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka UK u qaabilsan Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles