Tuesday, July 21, 2026

Spain oo markii labaad ku guuleystay tartanka Koobka Adduunka 2026

Xulka Spain ayaa markii labaad ku guuleystay tartanka Koobka Adduunka 2026, kaddib markii uu hal iyo eber kaga adkaatay xulka Argentina.

Ciyaarta ayaa waqtigii caadiga ahaa ku dhammaatay eber iyo eber, balse waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray gaar ahaan daqiiqadii 106-aad ayay goolka guusha heshay Spain, waxaana u dhaliyay ciyaaryahanka Ferran Torres.

Ka hor inta aan Argentina goosha laga dhilin waxaa kaarka cas loo taagay ciyaaryahankooda Enzo Fernández, taas oo keentay in ay toban ciyaaryahan noqdaan.Ciyaarta kama dambaysta waxay ka dhacday garoonka MetLife, New Jersey ee dalka Mareykanka, halkaas oo Lamine Yamal oo 19 sano jir ah iyo xukiisa Spain ay ku guuleysteen Koobka Adduunka 2026

Xiddigii ugu wanaagsanaa inta tartanku socday waxaa ku guuleystay ciyaaryahanka khadka dhexe Spain ee Rodri, kaas oo bandhig wanaagsan muujiyay.

WARARKII KALE

Dab khasaare hantiyeed geystay oo ka Kacay Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan ayaa maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee...

Puntland oo Faahfaahin Ka Bixisay Hawlgalkii Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay...

AFRICOM oo shaacisay duqeyn Cusub oo ay ka Fulisay Soomaaliya

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay inuu...

Ciidanka Puntland oo la Wareegtay Goobihii ay kula dagaalmaeen ciidanka PSF

Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa la sheegay inay saaka si...

Israel oo xarig ugu hanjabtay Duqa York

Danjiraha Israa’iil u fadhiya Qaramada Midoobay, Danny Danon ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles