Xuutiyiinta oo ku dhawaaqay iney “badda ka go’doominayaan” Sacuudiga

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay ku soo rogeen go’doomin dhinaca badda ah Sacuudiga. Qoraal ay soo saareen kooxda ayaa lagu sheegay in go’doomintaasi ay ku salaysan tahay mabda’a “In aan ku sameyno wixii ay nagu sameeyeen” isla markaana si degdeg ah loo dhaqan gelin doono.

Xiisadda u dhexeysa labada dhinac ayaa sii korortay tan iyo markii Sacuudigu ay isku dayeen in ay ka hor istaagto diyaarad laga leeyahay Iran in ay ka degto Garoonka Caalamiga ah ee Sanca.

Dhanka kale, Iran iyo Maraykanka ayaa muujiyay calaamado ah in ay diyaar u yihiin xal diblomaasiyadeed, iyagoo weli sii wada weerarrada ay is-weydaarsanayaan.

Iran ayaa sheegtay in ay heshay soo jeedinno ka yimid dhexdhexaadiyeyaal, waxaana la filayaa in wasiirka arrimaha gudaha ee Jamhuuriyadda Islaamiga uu maanta booqdo Pakistan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Sacuudiga oo tuhunsan in Imaaraadku door ku lahaa aqoonsiga Israel ee Somaliland

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa, sida lagu sheegay warbixin cusub...

Fiqi “Yaan naxariis loo sameyn cid kasta oo amniga wax u dhimeysa”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus...

RW Xamsa oo ka digay in la siyaasadeeyo amniga Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka digay...

Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz

Iiraan waxay sheegtay in xal lagu gaaro wada-xaajood oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles