Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Muqdisho waxaana diiradda lagu saarayaa siyaasadda badaha Soomaaliya, ilaalinta madaxbannaanida iyo biyaha dalka, horumarinta gaadiidka badda, iyo kobcinta Dhaqaalaha Buluugga ah.
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb gelaya masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda Federaalka.
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo looga hadli doonaa siyaasadda badaha Soomaaliya, ilaalinta madaxbannaanida iyo biyaha dalka, horumarinta gaadiidka badda iyo kobcinta Dhaqaalaha Buluugga ah.
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya oo ka furmay magaalada Muqdisho
NAGU SOO BIIR


