Friday, August 14, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa salaaddii Jimcaha kaddib waxa uu degmada Balcad ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Barlamaanka JFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Jaamac oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan labada Gole ee Dowladda Dhexe.

Dhaqanka Mudulood, Maamulka Degmada Balcad, Haween, Dhallinyaro iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa qeyb ka ahaa soo dhaweynta diiran ee maanta loo sameeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Intaa kaddib ayaa masuuliyiinta loo gudbiyey beerta dalxiiska degmada Balcad oo loogu sameeyay qado-sharaf.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka doorashadiisa kaddib in booqashadii ugu horeysay uu ku yimid Hirshabeelle.

WARARKII KALE

Xasan Sheekh“Ma jiro qof Soomaali ah oo ay dowladda iyo mas’uuliyiinteedu colaad u hayaan,”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda...

Puntland oo DF ku eedeesay in ay colaad ka hurineyso Gaalkacyo

Puntland oo war qoraal ah saartay ayaa markale dowladda...

Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo Jeddah kula kulmay taliyaha CENTCOM

Dhaxal-sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxamed bin Salman, ayaa Khamiistii magaalada...

Israa’iil oo xaqiijisay dilka sarkaal sare oo booliska Gaza ka tirsanaa

Israa’iil ayaa waxay xaqiijisay inay dishay sarkaal sare oo...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo shir guddoomiyay kulanka guddiga Joogtada

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles