Golaha Wasiirrada oo ka hadlay amniga iyo la-dagaallanka Alshabaab

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan sugidda amniga iyo la-dagaallanka Khawaarijta.

Kulanka Golaha oo uu Shir guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu ansixiyey labo heshiis oo dowladdu la gashay dalka Muritaaniya, kuwaas oo kala ah Wadatashiyo Siyaasadeed iyo Iskaashiga Barnaamijka Tababbarka Diblumaasiyadda.

Heshiisyadan ayaa mudnaan gaar ah siinaya iskaashiga labada dowladood ee dhinacyada ay khusayso, gaar ahaan tababbarrada diblumaasiyiinta iyo wadatashiyada Arrimaha Siyaasadda oo muhiimad gaar ah u leh dalkeenna, waxa ayna sii xoojinayaan xiriirka labada dal.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 11 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Hogaamiyaha hirshabelle oo dhambaal hambalyo ah ka gudoomay jabuuti

Hoggaamiyaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa...

Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa...

Beesha Caalamka oo dhex-dhexaadinaya heshiiska doorashada, Deni iyo Axmed Madoobe oo amnigooda la sugayo

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in saaxiibbada caalamiga ah...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo...

Shiinaha ayaa beeniyay in ay basaaseen madaxa shirkadda Nvidia

Shiinaha ayaa iska fogeeyay waxa uu ku tilmaamay eedeymo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles