Jadwalka doorashada Guddoonka golaha wakiilada Hirshabele iyo hogaamiyaha iyo hogaamiye ku xigeenka Hirshabelle oo la shaaciyay
Hogaamiyaha iyo hogaamiye ku xigeenka Hirshabelle ayaa doorashadoodu waxay dhacaysaa 24ka bishan oo ku beegan Sabtida soo socoto.



