Wajigii 2-aad Xamas iyo Israel oo isweydaarsaday maxaabiis

Xamaas ayaa sii daysay afar haween ah,halka Israel ay sidoo kale wareejiyeen 200 oo ruux,kadib dhexdhexaadin ay sameeyeen saraakiisha Laanqayrta Cas ee ku sugan Gaza.

Xamaas ayaa afarta dumarka ah magacyadooda ku sheegtay Karina Ariev, Daniella Gilboa, Naama Levy iyo Liri Albag,kuwaas oo muddo sanad ka badan ahaa maxaabiis la heystayaal ah.

Sii deynta maxaabiista labada dhinac ayaa qeyb ka ah heshiiskii xabbad joojinta ee ay dhowaan wada gaareen labada dhinac ee Xamas iyo Israel.

Gawaari basas ah oo sidday maxaabiista Falastiiin ayaa yimid Gaza,iyadoo halkaasi ay ka dhaceen isu soo baxyo soo dhoweyn ah oo ay ka qeybgaleen dadweyne aad u badan

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

labo macallin oo lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska

Arday ayaa la xiray kaddib markii maamule iyo macallin...

Baaritaan laga fuliyay guriga Ilhan Omar maxaa loo haystaa

Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa baaritaan ka fuliyey guriga...

 MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Somaliland oo Itoobiya u bandhigtay isticmaalka dekedda Berbera iyo marin-badeedkeeda

Maamulka Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu diyaarka...

12-ka Oktoobar: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed iyo halgankii ka dambeeyay

Maanta oo kale, 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xustaa maalinta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles