Friday, March 14, 2025

Real Madrid iyo Manchester City oo foodda is daraya kulamada bug baxa ee koobka horyaallada Yurub

Goor dhaweyd waxa lagu sameeyay magaalada Nyon ee dalka Switzerland isku aadka kulamada bug baxa ee koobka horyaallada Yurub.

Kulamadan oo dhexmaraya 16 kooxood oo ku dhameystay kaalimaha sagaalaad illaa 24-aad ee wareegga hore ee tartanka ayaa foodda is galin doona lugta hore 11-12 Febraayo, waxayna lugta labaad is arki doonaan 18-19 Febraayo.

Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhexmaraya labada kooxood ee ka kala dhisan Ingiriiska iyo Spain ee Manchester City iyo Real Madrid. Labadan kooxood ayaa qaaday labadi horyaal ee ugu dambeeyay horyaalka yurub.

Sidan ayay isugu aadeen kulamada bug baxa kooxaha yurub ee la doonayo in ay u gudbaan wareegga 16-ka:

Brest v Paris St-Germain
Club Brugge v Atalanta
Manchester City v Real Madrid
Juventus v PSV
AS Monaco v Benfica
Sporting v Borussia Dortmund
Celtic v Bayern Munich
Feyenoord v AC Milan

WARARKII KALE

Paul Merson oo u saadaaliyay Liverpool inay ku guuleysanayso Horyaalka Premier League

Xiddigii hore ee Arsenal, Paul Merson, ayaa ku adkeystay...

Maresca Oo Shaaciyay Go’aanka Chelsea Ay Ku Dooneyso Weeraryahan Cusub

Tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, ayaa sheegay in Blues aysan...

Artera oo wax laga weydiiyay soo laabashada Bukayo Saka

Maamulaha Arsenal Mikel Arteta ayaa wax laga weydiiyay soo...

Amorim oo sheegay in Man United ay iska iibineyso Ciyaaryahano

Ruben Amorim ayaa xaqiijiyay in Manchester United ay u...

Weeraryahanka Darwin Nunez oo ku biiraya kooxda AC Milan

Darwin Núñez, weeraryahanka reer Uruguay ee Liverpool, ayaa laga...

Xulka 17-jirrada Soomaaliya oo guul taariikhi ah ka gaaray South Sudan

Xulka 17-jirrada Soomaaliya ayaa guul weyn ka gaaray tartanka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles