Tuesday, May 19, 2026

Wasiirka Petrolka XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee XFS Mudane. Daahir Shire Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la kulmay dhigiisa dalka Turkiga Mudane Alparslan Bayraktar.

Labada wasiir waxay ka wadahadleen daraasadaha Shidaalka seismic ee ka socda badda Soomaaliya.

Markabka Oruç Reis ayaa dhameeyay 50% daraasadaha seismic ee biyaha Soomaaliya.

Labada wasiirWaxay kale oo isla falanqeeyeen habka soo socda ee hawlaha sahaminta iyo iskaashiga cusub oo ay ka mid tahay dhinaca macdanta iyo sidii looga faa’iidaysan lahaa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 18 05 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Soomaaliya iyo Turkiga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa...

DFS oo la safatay Sacuudiga, kana hadashay weerarkii lagu qaaday

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay isku...

Maxaa Ka Jira Khilaafka u Dhexeeya Maxkamadda Sare iyo Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya?

Waxaa cirka isku shareeray jahwareerka siyaasadeed ee hareeyay Dowlad...

Golaha wasiirada oo isku raaci waayay dhaqan gelinta Dastuurka ay ansixisay DFS

Golaha wasiirrada xukuumadda oo shalay yeeshay kulan deg-deg ah,...

Beesha Caalamka iyo Mucaaradka oo Xalane ku kulmaya

Xubnaha Beesha Caalamka iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa maanta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles