Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta soo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS  Saalax Axmed Jaamac ayaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Midowga Afrika, mudane Maxamuud Cali Yuusuf

Gudoomiyaha Midowga Africa mudane Maxamuud Cali Yuusuf oo la doortay bilowgii February 2025 ayaa socdaalkiisa ugu horeeyay ku yimid Muqdisho.

Maxamuud Cali ayaa waxaa uu kulamo muhiim ah la qaadan doonaa Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha XfS  Xamse Cabdi Barre kuwaasi oo kawada hadli doona arrimo muhiim u ah Soomaaliya iyo Ururka midowga Africa.

Dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa deg deg ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo tagay furimaha dagaalka ee degmada Cadala ee gobolka Shabeelada Dhexe oo maalmihii ugu dambeeyay uu ku sugnaa.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay doorashadii ku celiska ahayd ee Galmudug

Qoraal lagu baahiyey barta Faceboog ee Maxkamadda Sare ee...

Ciidamada Jubbaland oo la wareegay xarumihii dowladda ee Beled-Xaawo

Ciidamada Jubaland ayaa si rasmi ah ula wareegay xarumihii...

DFS oo Liiska Qaran ee Cunaqabateynta Maaliyadeed ku dartay Laftagareen iyo Xubno la Xiriira

Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada...

DDS oo markii ugu horreysay faahfaahin ka bixisay ciidamada Soomaaliya ee galay Itoobiya

Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay...

Maxkamadda Sare oo qabatay dacwad ka dhan ah dastuurka cusub iyo muddo kororsiga hay’adaha dowladda

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles