Wasiiro iyo xildhibaano ku qulqulaya Laascaanood

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde” oo ay ka mid yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno, ayaa waxaa ay gaareen Magaaladda Laas-Caanood ee Gobalka Sool ee Maamulka SSC-khaatumo.

Dhanka kale, waxaa iyana la filayaa Berri oo Sabti ah in uu soo gaaro Magaaladda Laas-Caanood ee Gobalka Sool wafdi kale oo ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre.

Ammaanka magaalada Laascaanood ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoona ciidamo Badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku sugan yihiin magaalada Laascaanood.

 Qaban qaabadii ugu dambeysay ayaa socoto, kaasi oo ku aadan soo dhaweynta wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku...

Sheekh Shariif oo ka hadlay askari lagu dilay Shabeelada dhexe

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka...

Somaliland oo ka hadashay xariga weriye Xassan Gallaydh

Booliska Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay xarigga wariye Xasan...

DFS oo ka hadashay halka uu marayo wada-hadalka Mucaaradka

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay halka uu marayo wada-hadallada...

KGS, CXDS iyo AUSSOM oo ku heshiiyay dagaal wadajir ah oo ka dhan ah Al-Shabaab, si loo sugo amniga Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed iyo talisyada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles