Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo qarax lagu eegtay G/Sh/Dhexe

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa qarax miino la beegsaday gaari ay saarnaayeen dad shacabka, kaasi oo marayay duleedka Geel-gub ee gobolka shabeelada dhexe.

 5 qof ayaa ku geeriyootay qarax miino oo lala eegtay gaari hoomey oo shacab ay saarnaayeen, waxayna ku safrayeen inta u dhaxeyso deegaanada Geel-gub iyo Xaaji Cali.

Dadka dhintay waxa ku jiray 2-haween oo isla dhashay iyo cunug yar oo 2-sanno iyo bar jiray? Sida xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Dadkan ayaa la sheegay in ay ka soo ambabaxeen deegaanka Burdacaar, waxayna ku soo jeedeen magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in maleeshiyaadka Al-shabaab ay diideen in la qaado meydadka dadka shacabka ah, halka dadka qaar ay u dhinteen dhiig-bax.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku...

Sheekh Shariif oo ka hadlay askari lagu dilay Shabeelada dhexe

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka...

Somaliland oo ka hadashay xariga weriye Xassan Gallaydh

Booliska Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay xarigga wariye Xasan...

DFS oo ka hadashay halka uu marayo wada-hadalka Mucaaradka

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay halka uu marayo wada-hadallada...

KGS, CXDS iyo AUSSOM oo ku heshiiyay dagaal wadajir ah oo ka dhan ah Al-Shabaab, si loo sugo amniga Baydhabo

Maamulka Koofur Galbeed iyo talisyada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles