Koox ka tirsan Alqaacida oo 54 Askari ku dishay Benin

Dowlada Benin ayaa qiratay in koox lagu tuhmayo jihaadistayaal ay 54 askari ay ku dileen Waqooyiga dalkaasi toddobaadkii aynu soo dhaafnay, inta u dhaxaysa xuduudka Burkina Faso iyo Nayjar.

Maamulka ayaa horay u sheegay sideed askari oo kali ah laga dilay.

Tirada dib loo eegay ayaa ka dhigaysa tii ugu badnayd inta la ogyahay, tan iyo intii uu bilowday dagaalka muddo ku dhow toban sano.

Weerarka waxaa sheegtay kooxda lala xiriirinayo Alqaacida ee Jamaacat Nusrat al-islam wal Muslimeen, taasi oo fadhigeedu yahay Mali, laakiin sanadihii u dambeeyay balaarisay howlgaladooda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo Tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kumaandooska Danab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga...

DF oo sheegtay in ay gacanta si buuxda ugu hayso Baydhabo

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dagaalkii ka...

Fiqi muxuu ka yiri dagaalka Baydhabo?

Dowladda federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dagaalka Baydhabo, ayaa...

KGS oo ka hadashay dagaalka Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa sheegay in saaka magaalada...

Dagaal qaraar oo ka socda Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo, ayaa sheegay in halkaasi...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles