Thursday, July 2, 2026

Suudaan oo dad ay Gaajo iyo haraad ugu dhinteen

Mid ka mid ah hay’adaha gargaarka ee ku sugan gudaha Suudaan ayaa  sheegay  in dad badan oo ka qaxay kooxda RSF ay u dhinteen baahi ama haraad cimilada aadka u heer kulul awgeed.

Madaxa howlgalada NRC ayaa ku qeexay xaalada ka taagan magaalada Tawila kuwo laga argagaxo, iyada oo in ka badan boqol kun oo qof ay ka qaxeen gobolka ay colaaduhu ka taagan yihiin.

Dadka ugu badan ee xaalada daran ay haysato ayaa ah kuwa ka yimi xerada Zamzam ee la burburiyay.

Mid ka mid ah kiisaska ugu daran waxaa ka mid ah kiiska gabar ay kufsadeen kooxaha hubaysan, iyada oo doonaysa inay magaalada gaarto. Waxaa ay mar dambe u geeriyootay dhaawacyadii soo gaaray.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 01 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Mareykanka oo DFS ka caawinaya dagaalka ay kula jirto AS

Dowaladda Mareykanka aya fariin ku aadan munaasabada1ada luulyo la...

Nigeria oo magdhow ka dalbanaysa Koonfur Afrika

Dowladda Nigeria ayaa sheegtay inay qorshaynayso inay ka dalbato...

Saddex qof oo ugu dhintay Magaalada Mexico dabaal degga Koobka Adduunka

Haweeneey 19 jir ah ayaa kamid ah saddex qof...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay xuska 1-da Luuliyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Ciidanka Qaranka oo soo bandhigay awood ciidan oo kobcaysa

Ciidamada qalabka sida ayaa maanta soo bandhigay awooddooda ciidan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles