Wednesday, June 24, 2026

Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay magaalada Muqdisho

Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirka oo uu Shir gudoominayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug,Hirshabeelle,Koonfur-galbeed,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Hogaamiyaha SSCKhaatumo.

Waxaa lagu wadaa in diiradda la saaro qodobo xasaasi ah oo ay ka midyihiin doorashooyinka,amniga iyo gogoshii uu dhawaan ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Hoggaamiyaha SSCKhatumo ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga qeybgalaya Shirkan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles