Wednesday, June 24, 2026

Xildhibaanada Golaha shacabka oo dood ka yeeshay qaraar dhaqaale loogu jarayo Ciidamada iyo xildhibaano diiday

Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa isku raacay in ay qeyb ka mid ah mushaarkooda ku taageeraan Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula jira Khawaarijta iyo Daacish.

Kadib dood ay mudanayaashu ka yeesheen arrintan , Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in guddi loo saarayo soo jeedinta qaar ka mid ah xildhibaannada ee taageerada Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka.

Xildhibaanada ntooda badan ayaa diiday qaraar lacag 500 ah bishaan looga jarayo Musharkooda si loogu taageero Ciidamada Dowlada iyo Macawisleyda la dagaalameysa Al-shabaab.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles