Monday, September 1, 2025

Wadahadallada Nukliyeerka ee Maraykanka iyo Iiraan oo baaqday

Wasiirka Arrimaha dibadda Cumaan, Cumar Badr Albusaidi oo qayb ka ahaa dhexdhexaadinta ayaa sheegay wareeggii xigay ee wada-hadallada nukliyeerka ee Maraykanka iyo Iiraan ee la qorsheeyay Axadda Maanta ah uusan sii socon doonin.

โ€œWadahadalada Iiran ee loo qorsheeyay in lagu qabto magaalada Masqad Axadan ma dhici doonaan,โ€ ayuu ku qoray barta X. โ€œLaakin diblamaasiyadda iyo wada-hadallada ayaa ah waddada keliya ee lagu gaari karo nabad waarta.โ€

Khamiistii hore, Madaxweyne Donald Trump ayaa ka digay in hawlgal militari oo ka dhan ah Iran uu โ€œbaabiโ€™in doonoโ€ wadahadallada uu maamulkiisu la lahaa Tehran si loo xakameeyo barnaamijkeeda nukliyeerka.

Trump wuxuu muddooyinkii la soo dhaafay ku howlanaa wadahadallo uu la lahaa Iran oo ku saabsan sidii loo xadidi lahaa barnaamijkeeda nukliyeerka, balse ilaa hadda wax heshiis ah lagama gaadhin.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles