Monday, August 17, 2026

Wasiirka ganacsiga oo kulan la yeeshay danjiraha Sucuudiga

Wasiirka Ganacsiga dowladda FS Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya Axmed Bin Maxamed Al-Mawliid oo ka dhacay safaaradda Sucuudiga ee Muqdisho.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ganacsi iyo maalgashi ee labada dal sidoo kale waxa ay ka wada hadleen kordhinta dhoofinta xoolaha iyo waxsoo saarka Soomaaliya.

Soo jiidashada maalgelinta Sucuudiga ee kaabayaasha dhaqaalaha, fududeynta fiisooyinka ganacsatada iyo xiriirka ganacsiga labada dhinac ayaa sidoo kale kulanka lagu gorfeeyay.

WARARKII KALE

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

DFS oo war ka soo saartay Dagaalka Baydhabo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles