Monday, September 1, 2025

Trump oo yiri: “Ilhaan Cumar waxey ka timid dalka dunida ugu xun”

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongreska Maraykanka, kadib markii dhawaan ay Ilhaan dhaleeceysay adeegsiga maamulka Trump ee militariga, iyadoo sheegtay in Mareykanka uu isu beddelayo “mid ka mid ah dalalka ugu xun dunida.”

Ilhan ayaa ka hadlaysay Markaas ciidamada ilaalda Qaranka Mareykanka oo loo daad gureyay Los Angeles oo ay xilligaa ka socdeen mudaharaadyo looga soo horjeedo qabqabshada soo galootiga ee mamaulka Trump uu wado.

Haddaba isaga oo hadlkaas ka jawaabayay madaxweyne Trump:

โ€œIlhaan Cumar, oo mar walba ka cabata dalkeena, dalka fashilmay ee ay ka timid Ilhan ma laha xukuumad, wuxuu la daalaa dhacayaa dambiyo iyo saboolnimo, waxaana lagu tiriyaa dalalka ugu liita adduunka, haddii xitaa la qiimeeyo,โ€.

Ma ahan markii ugu horreysay ee Trump uu dalka Soomaaliya ku tilmaamo meel aan dowladi ka jirin, horey ayuu mar ugu sheegay dal aan kala dambeyn iyo ciidan laheyn.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles