Muxuu yahay Xanuunka halista ah ee Biden ku sababay inuu doorashada ka haro?

Gudaha iyo dibadda Mareykanka ayaa si weyn looga hadal hayaa go’aankii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu kaga haray tartanka doorashada oo wakhti yar ka harsanyahay.

Madaxweyne Biden oo muddo cadaadis uu saarnaa ayaa sheegay in tallaabadaan ay tahay mid uu ugu daneynayo xisbigiisa dimuquraadiga iyo dalkiisa.

Mr Biden ayaa go’aankaan shaaciyay xilli laga deyrinayay xaaladdiisa caafimaad, maadaama uu da’ yahay isla markaana dhawaan la shaaciyay in sidoo kale uu ku dhacay Covid-19.

Biden ayaa taageeray Kamala Harris oo u ah hadda ku xigeen in ay booskiisa gasho una tartanto xilka madaxweynaha hase-yeeshee arrintaa weli ma ahan mid xubnaha xisbigu isku raaceen.

Shacabka Mareykanka ayaa qaarna taageeray go’aanka Biden uu tartanka uga haray, halka qaarna ay u arkaan in uu hadalkaan ku dhawaaqay xilli xeero iyo fandhaal kala dhaceen, maadaama tallaabadan ay timid iyadoo muddo kooban oo saddex bilood ah ay naga xigto wakhtiga doorashadu ku dhacayso.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo dib u furtay Garoonka Doolow kadib labo sano oo xirnaa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u furtay Garoonka Diyaaradaha...

Laftagareen oo beeniyay xiriir uu la leeyahay Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan...

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka KGS ee Baydhabo

Maxamed Isaaq Arbo, oo sida lagu sheegay war kasoo...

Iiraan oo si adag uga hadashay qorshaha qaarijinta wiilka Trump

Mohsen Rezaei, oo ah Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 27 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles