Xamaas oo ka tashanaysa in ay heshiis la gasho Israa’iil

Ilo ku dhow mintidiinta Xamaas ayaa sheegay in kooxdu ay raadineyso dammaanad ah in hindisaha cusub ee Mareykanka ee xabbad joojinta Gaza uu horseedi doono in la soo afjaro dagaalka.

Byaan ay saqdii dhexe soo saartay ayay sheegtay inay la tashatay “hogaamiyayaasha ciidammada Falastiiniyiinta iyo kooxaha kale” oo ku saabsan baaqyada uga imanaya dhexdhexaadiyeyaasha.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in kooxda Xamaas ay go’aanka ugu dambeeya u gudbin doonto dhexdhexaadiyeyaasha marka la soo gabagabeeyo wadatashiyada ayna si rasmi ah ugu dhawaaqi doonaan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles