Thursday, April 30, 2026

Israa’iil oo wafdi u dirtay Qatar si ay ugu qeyb galaan wadahadalada xabad joojinta ku saabsan ee Gaza

Maamulka Israa’iil ayaa koox wakiillo ah u dirtay dalka Qatar si ay uga qeyb qaataan wadahadallo ku saabsan xabbad-joojin la xiriirta dagaalka Gaza. Talaabadan ayaa imanaysa xilli ciidamada Israa’iil ay sii wadaan weerarrada xooggan ee ka dhanka ah Marinka Gaza, halkaas oo la xaqiijiyey in 78 qof ay ku dhinteen duqeymo cusub.

Weerarrada ugu dambeeyay ayaa lagu qaaday meelo kala duwan oo ku yaalla Gaza, waxaana dadka dhintay ay ka mid yihiin haween iyo carruur, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee deegaanka.

Inkasta oo wadahadallada Qatar ay rajo gelinayaan xal nabadeed, haddana rabshaduhu weli waa kuwo sii xoogeysanaya, iyadoo xaaladda bini’aadantinimo ee Gaza ay sii xumaanayso.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo sheegtay in horjooge sare iyo xubno kale lagu dilay G/Sh/Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal iyo duqeymo ka...

Janan oo abaabul ciidan ka wada Beledxaawo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Jubaland,...

Wafdi ka socda Q.M oo gaaray Baydhabo

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Mucaaradka iyo Xubnaha Beesha Caalamka oo ka sharaya arrimaha doorashooyinka

Kulanka muhiimka ah ee u dhexeeya Golaha Mustaqbalka Soomaaliya...

Pakistan oo cadaadis diblumaasiyadeed saaraysa sii deynta badmaaxayaal lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Dowladda Pakistan ayaa xoojisay dadaallada diblumaasiyadeed iyo kuwa badeed...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles