Thursday, June 25, 2026

Booliska Soomaaliya oo soo xiray nin xaaskiisa ku jir dilay Muqdisho

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee saldhigga degmada Deyniile ayaa gacanta ku dhigay eedeysane Maxamed Cabdullahi Cali, kaasi oo si xun u jir dilay xaaskiisa, Khadro Cabdullahi Maxamuud.

Falka uu geystay eedeysanaha ayaa si weyn uga dhex muuqday baraha bulshada, taasoo keentay caro ballaaran oo shacabka ka muujiyeen.

Booliisku waxay sheegeen in eedeysanaha la horgeyn doono maxkamad si sharciga loo waafajiyo.

Ciidanka ayaa ku booriyay shacabka inay si dhow ula shaqeeyaan laamaha amniga si loola dagaallamo tacaddiyada noocan oo kale ah.

Haweenayda la jir dilay ayaa waxaa ay ka timid Holand.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Mareykanka oo shaaciyay inuu ku guuleystay tijaabadda gantaalka casriga ah ee Golden Dome

Maraykanku wuxuu markii ugu horreysay tijaabiyay nidaamka difaaca gantaallada...

Puntland oo Mamnuucday Hubka iyo Ciidamada Aan Ka tirsaneyn Nidaamka Maamulka

Maamulka Puntland ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay...

RW Xamsa oo gaaray Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb...

DFS oo waddo qorshaha doorashooyinka Galmudug iyo Xamse oo ku Wajahan Dhuusamareeb

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay dardar gelinayso...

Bariga Liibiya oo Xayiraad Kusoo Rogay Muwaadiniinta Soomaaliya iyo Saddex Dal oo Kale

Dowladda Bariga Liibiya ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucday gelitaanka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles