Monday, September 1, 2025

Israa’iil oo duqayn ay ka geysatay iskuul ku yaal Qaza ku dishay 30 qof

Milateriga Israaโ€™iil ayaa weerar ku qaaday iskuul u dhow magaalada Deir al-Balah oo ku taal bartamaha Qaza, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 30 falastiiniyiin ah, in ka badan 100 kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee maamusho Xamaas.

Ciidamada Israaโ€™iil (IDF) ayaa ku sheegay Telegram in xarun talis iyo maamul oo Xamaas leedahay ay ku dhex-tiil gudaha Iskuulka Khadiija.

IDF ayaa intaa ku dartay in Xamaas ay xarunta u adeegsatay meel gabbaad ah oo ay ka hagaan oo ay ka qorsheeyaan weerarada iyo kaydinta hubka.

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in muuqaallada ay muujinayaan in dadka la laayay ay ahaayeen dad rayid ah oo u badan caruur. BBC ayaa xaqiijisay muuqaal muujinay carruur ka mid ah dadka dhaawacmay.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles