Wednesday, June 24, 2026

Wareega 1aad ee Doorashada Madaxtinimada Waqooyi Bari oo la Soo Afmeeray iyo natiijada

Waxaa dhammaatay tirinta codadka wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, taasi oo ka socota magaalada Laascaaanood ee Gobolka Sool.

Wareegga Koowaad waxaa ku tartamay Shan musharrax, waxaana codeeyay 81 xildhibaan, 1 cod ayaa halaabay, waxayan musharraxiinta codadka u kala heleen sidan:-

  • Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)  36 COD
  • Maxamuud Yuusuf Xasan          8 COD
  • Jamaal Maxamed Xassan          15 COD
  • Rashiid Faarax Maxamuud        4 COD.
  • Cabdirisaaq Khaliif Axmed        20 COD

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo Natiijada ku dhawaaqay ayaa sheegay in wareega labaad ee doorashada la guda geli doono,isla markaana ay isugu soo hareen musharixiinta kala ah.

Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)    36 COD

Cabdirisaaq Khaliif Axmed                      20 COD

Waxaana hadda la guda gali doonaa wareega labaad ee doorashada madaxtinimada ee maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles