Faah-fahin cusub Qaraxii xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Weerarkan oo khasaare badan dhaliyay ayaa dhacay xilli ay dad badan oo shacab ah ku sugnaayeen xeebta Liido oo ay ku yaallaan hoteello iyo goobo kale oo lagu nasto.

Maydad iyo dhaawacyo dhulka daadsan ayaa la arkay.kadib weerarka, waxaana muuqaalada laga helay goobta ay muujinayaan khasaare baaxad leh.Sidoo kale dhaawacyadii ugu badnaa ayaa xalay la geeyay qaar kamid ah isbtaallada magaalada Muqdisho oo uu ku jiro isbitaalka Digfeer, halkaas oo ay buux dhaafiyeen dad badan oo shacab ah.

Sida ay tilmaamayaan xogaha aan helayno, dhawaacyada ayaa gaaraya ku dhawaad 60 qof,waxaana lagula tacaalayaa isbitaalada Muqdisho.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 06 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Gedo:’Muxuu daaran yahay Safarka Taliyaha Ciidanka Lugta ee ku tagay Baardheere?

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka...

Soomaaliya oo si adag u Cambaareysay soo noqoshada Burcad-badeedda

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay soo...

DFS oo shaacisay magacyada xubnihii Al-shabaab ee lagu dilay Howlgalkii Buula-Fulaay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay...

Israa’iil oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Safarka Somaliland, Qatar, Masar iyo Urdun

Golaha Amniga Qaranka Israa’iil ayaa muwaadiniinta dalkaasi uga digay...

Sheekh Cali Wajiis “Cid Kasta oo Dowlad La Dagaallanta Waa Argagixiso, Waana in la dilo”

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada magaalada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles