Tuesday, June 23, 2026

Mucaaradka oo war ka soo saaray shirka ay ku yeesheen Muqdisho

Waxaa xalay kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta, Xildhibaanada samatabixinta, haweenka, aqoonyahanada, qurbo joogto, ururada bulshada, dhalinyarada, ganacsatada iyo dhibanayaasha shacabka la barakiciyey .

Kulankan, ayaa war-murtiyeed laga soo saaray ayaa looga hadlay arrimo dhoor ah ay kamid yihiin, jabinta dastuurka dalka, daaha doorshooyinka dowlad goboleedka iyo barakicinta dadka Muqdisho.

Mucaaradka ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu isaga masuul ka yahay dhul boobka ka socda Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa ay sheegeen in muddo xileedka madaxda maamul goboleedyada uu mar hore ka dhammaaday, islamarkaana waxaa ay soo jeediyeen in la qabto doorashada dowlad goboleedyada qaar.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Mucaaradka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles