Trump “waa joojinay colaaddii xaduuda ee u dhaxaysay Cambodia iyo Thailand”

Madaxweyne Trump ayaa sheegay inay jireen “wicitaano telefoon oo dhexmaray afartooda” ka dib “dhiigii daatay” ee ka dhashay dagaalkii dhexmaray Thailand iyo Cambodia bishii July, laakiin wuxuu sheegay in maamulkiisu “ay joojiyeen”.

Xusuusin ahaan, bishii Luulyo, dagaalkii Thailand iyo Cambodia wuxuu ku dhammaaday “xabad joojin degdeg ah oo shuruud la’aan ah” ka dib maalmo dagaal ah.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay inay aad u wanaagsan tahay in heshiis nabadeed la gaaro.

Ra’iisul Wasaaraha Thailand Anutin Charnvirakul iyo Ra’iisul Wasaaraha Cambodia Hun Manet ayaa hadda wada saxiixday “heshiis nabadeed” oo wadajir ah, kaas oo uu kormeerayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Trump ayaa goob joog ka ahaa heshiiska nabadda ee ay gaareen Thailand iyo Cambodia

Xigasho:-BBC

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles