Tuesday, April 21, 2026

Masar iyo Eritrea oo ka wadahadlay arrimaha Soomaaliya

Madaxweynaha Eritariya, Isaayaas Afewerki ayaa Khamiistii u duulay magaalada Qaahira ee waddanka Masaarida. Waa booqasho qaadan doonta shan maalmood.

Wasiirka Warfaafinta Eritariya, Yamana Gebremasqal ayaa sheegay in Isayas iyo Cabdalfataax al-Sisi ay yeesheen “wadahadallo ballaadhan” galabnimadii Khamiista.

Madaxweynaha dalkaasi, Isayas Afewerki oo xilligan uu khilaaf kala dhexeeyo saaxiibkiisii hore, raysalwsaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa muddooyinkan dambe dawladiisu ay eedaymmo u soo jeedinaysay xisbiga talada Itoobiya haya ee la yidhaahdo Barwaaqo.

Dhanka kale, Madaxweyne al-Sisi ayaa intii lagu jiray wadahadallada sheegay, in Masar ay taageereyso “madax-bannaanida iyo xuduudaha Eriteriya.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 20 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ciidamo taabacsan Laftagareen oo diiday doorasho ka dhacda Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in...

Mucaaradka oo ku dhawaaqay Badbaado Qaran oo ka dhan ah MW Xasan Sheekh

Siyaasiinta mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha saami...

15 Wasiir oo Wajahaya Doorasho adag Kadib Go’aan Cusub oo ka soo baxay MW Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu...

Mucaaradka iyo odayaasha Dhaqanka Hawiye oo maanta yeelanaya shir ka dhan ah MW Xasan Sheekh

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka...

Itoobiya oo Xirtay 138 Qof oo lagu eedeeyay Argagixiso iyo Carqaladeyn Doorashooyinka

Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka Qaranka ee Itoobiya ayaa shaacisay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles