AUSSOM oo war ka soo saartay doorashada Golaha deegaanka ee ka dhacday Muqdisho

Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa bogaadiyay nabadgalyada ay ku dhacday doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir ee qabsoontay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay warsaxaafadeedka ka soo baxay.

AUSSOM ayaa ku tilmaamay inay tahay tallaabo taariikhi u ah geeddi-socodka dimuqraadiyadda Soomaaliya, isbeddelka amniga iyo dhisidda dowladnimada casriga ah.

WARARKII KALE

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles