Mareykanka oo Nigeria ku weeraray xubno ka tirsan Daacish

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah lagu qaaday kooxaha Daacish ee ku sugan waqooyi-galbeed Dalka Nigeria.

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo mas’uul ka ah howlgallada Afrika ayaa sheegay in weerarka cirka lagu dilay tiro badan oo Daacish ah,kadib markii ay tilmaameen in uu codsi uga yimid madaxda Dalka Nigeria.

“Aad ayaan ugu mahadcelinayaa taageerada iyo iskaashiga dowladda Nigeria”, ayuu yiri Xoghayaha Difaaca Mareykanka Pete Hegseth

Duqeyntaan oo ka dhacday Magaalada Sobota ee Gobolka Sokota ayaa dabasocota amar ka yimid Madaxweynaha Mareykanka,kaas oo tilmaamaya in la bilaabo duqeyn ka dhan ah Daacishta ku sugan Dalka Nigeria oo cadaadis ba’an ku haya dadka Masiixiyiin ah ee ku dhaqan dalkaasi.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 14 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

 Shiinaha oo si caro leh uga jawaabay hadal ka soo yeeray saraakiil Maraykan ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha ayaa cambaareysay madaxa shirkadda...

Ururka Towfiiq oo soo saaray mowqifkooda ku saabsan doorashada ku celiska ah ee Galmudug

Urur siyaasadeedkaTowfiiq oo ka mid aha ururadii ka qayb...

Ciidamada Koofur Galbeed oo gacanta ku dhigay ninkii dilay Jamaal oo ahaa wiil dhalinyaro ah

Ciidamada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa gacanta ku dhigay...

Ciidamada Danab oo howlgal ku qabtay xubno k tirsan Al-shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab,...

Safiirkii Turkiga Alper oo fariin macsalaameyn ah u diray Shacabka Soomaaliyeed

Safiirkii Dowladda Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya, Alper Aktaş, oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles