Booliska Nepal oo shaaciyey dhimasho hor leh Tirada dadka ku dhintay Nepal kadib fatahaadihii degdegga ahaa ayaa kor ugu kacday 389 qof, sida ay sheegeen booliiska Nepal.
Tani waa koror marka loo eego tiradii hore ee 359 qof ee ay mas’uuliyiintu sheegeen dhowr saacadood ka hor.
Wararkii ugu dambeeyay waxay sidoo kale sheegayaan in ay jirto cabsi laga qabo fatahaad kale, kadib markii biyo ku xannibmeen meel sare oo ay sameeyeen haro weyn oo laga yaabo inay karkaarada jabsato.
Booliska Nepal oo shaaciyey dhimasho hor leh
NAGU SOO BIIR


