Saturday, March 14, 2026

Booliska oo xiray dhalinyaro ku eedeysan kicin Bulsho

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Saldhigga Booliska degmada Hodan, ayaa xiray laba eedeysane oo lagu tuhunsan yahay ku lug lahaanshaha kicin dadweyne iyo qalqalgelin amni.

Eedeysanayaasha la soo xiray ayaa kala ah Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan) iyo Yuusuf Xasan Cali (Yuu Boss), kuwaas oo lagu eedeeyay in ay qeyb ka ahaayeen falal lagu carqaladeynayo nabadgelyada iyo kala dambeynta bulshada.

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay in eedeysanayaasha la horgeyn doono maxkamadaha awoodda u leh, si sharciga waafaqsan loola xisaabtamo, isla markaana loo maro habraaca cadaaladda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles