Saturday, February 28, 2026

Boqollaal qof oo ku dhintay dalka Indonesia

Kooxaha gurmadka degdegga ah ee Indonesia ayaa weli wada baadi-goobka ugu yaraan 400 qof oo la sheegay in la waayay, kuwaas oo badankood la rumeysan yahay in ay ku hoos aasmeen dhismayaal kadib markii roobab duufaanno wata ay sababeen daadad ba’an oo dalkaasi ka da’ya ku dhawaad toddobaad.

Tirada dadka ku dhintay jasiiradda Sumatra ayaa kor ugu kacday in ka badan 440, sida ay sheegtay dowladdu.

Waxay arrintani ku soo aadeysaa iyadoo roobab xooggan iyo duufaanno ay burburiyeen qaybo ka mid ah Thailand, Malaysia, Filibiin iyo Sri Lanka, taas oo saameysay malaayiin qof isla markaana keentay in ka badan 900 qof ay ku dhintaan gobolka bishan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 28 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iiraan oo farriin u dirtay dalalka Gacanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi ayaa sheegay...

Isra’iil oo weerar cusub ku qaaday Iran

Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka...

Uganda oo shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Taliska ugu sarreeya ciidamada milatariga dalka Uganda ayaa go’aan...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Alle ha u naxariistee, muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi...

Taalibaan oo diyaar u ah wadahadal si loo soo afjaro dagaalka kala dhaxeeya Pakistan

Maamulka Taalibaan ee Afghanistan ayaa sheegay inay diyaar u...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles