Buundada Sabiid iyo Caanood oo ay qarxiyeen Al-shabaab oo dib loo dhisay

Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray furimaha hore ee dagaalka gobolka Shabeellaha hoose,wafdiga uu hoggaaminayo wasiirka ayaa waxa ka mid ah wasiirka Arrimaha Gudaha, Saraakiisha Ciidanka Xoogga, kuwa AUSSOM iyo Masuuliyiin ka socota Safaaradda Turkiga ee Muqdisho.

wasiirka iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa markii ay gaareen gobolka shabeellaha hoose waxay xariga ka jareen Buundada muhiimka ah ee Sabiib iyo Caanoole oo dib u dhis lagu sameeyey.

Dhismaha Buundadan ayaa ka mid ah dib u dhiska hortabinnada u lahaa dowladda Federaalka Soomaaliya taas oo muhiim u ah  dedaallada Xasillinta iyo Banii’aadnimada isu socodka dadka, gaadiidka iyo sidoo kale dib u soo kabashada deegaanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Dowladda Shiinaha oo ugu baaqday Israa’iil in ay joojiso arrin ay ka wado gudaha Gaza

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa ugu baaqay...

Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta cod...

Trump oo sheegay inay dhagaystaan wadahadalada madaxda Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu awood...

Lugatoor oo ku baaqay in laga hortago doorashada ay ku dhawaaqday DFS

Madaxda sare ee Puntland ayaa ku baaqday in si...

Lafta gareen oo war ka soo saaray deegaanada ay qabsadeen ciidankiisa taageersan

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles