Wednesday, March 4, 2026

C/rashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay Madaxweyne Ku-xigeenka Waqooyi-Bari Soomaaliya

Doorashada ka socotay magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya ayaa maanta ku soo idlaatay in C/rashiid Yuusuf Jibriil loo doortay Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad goboleedka cusub.

C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa ku guuleystay xilkan kadib cod gacantaag ah, isagoo helay 65 cod.

Tartanka ayaa noqday mid sahlan maadaama afar musharrax oo la filayay inay la tartamaan laga waayay hoolka doorashada, taasoo sababtay in si toos ah gacantaag loogu codeeyo.

Doorashadan ayaa ka dambeysay kadib markii isla maanta la doortay Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) inuu noqdo Madaxweynaha Waqooyi-Bari Soomaaliya.

Labadan doorasho ayaa dhammaystiray hoggaanka sare ee maamulka cusub.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles