Sunday, March 15, 2026

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş, oo ku booqday hoygiisa magaalada Muqdisho..

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadda iyo amniga dalka, iyo xoojinta kobcinta maalgashiga.

Farmaajo ayaa bogaadiyey taageerada joogtada ah ee ay Turkiga la garab taagan tahay Soomaaliya, isaga oo xusay xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal.

Kulankan ayaa ku soo aadaya xilli xubnaha Beesha Caalamka ay wadaan dadaalo xooggan oo lagu xalinayo xiisada ka taagan Arrimaha Dastuurka iyo doorashooyinka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Koofur Galbeed oo magacawday Afhayeen cusub una diyaar garowday dagaal

Wasiirkii hore ee warfaafinta Koofur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran Hindiya

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa...

Dilka Askari Ka Tirsanaa Booliiska Puntland oo Ka Dhacay Gaalkacyo

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhinaca waqooyi, lagu...

Khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhex galay MW Xasan Sheekh iyo Lafta Gareen

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf siyaasadeed oo...

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo Daacish

Wang Yi, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee China, ayaa kulan...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles