Wednesday, March 4, 2026

Ciidamada ammaanka oo xiray weriye Soofeysane oo ahaa Agaasime ku xigeenka Warbaahinta Shabelle

Ciidamada ammaanka ayaa saldhiga degmada Xamarweyne ku xiray Weriye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane oo ah agaasime ku xigeenka Warbaahinta Shabeelle ee Muqdisho.

War ka soo baxay warbaahinta Shabeele ayaa lagu sheegay in Weriye Soofeesane looga yeeray saldhigga Booliska Degmada Xamarweyne si Su”aalo looga weydiiyo wareysi uu la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Suleymaan kaasi oo isna Booliska u xiran.

“Maamulka Sare ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxa uu si adag u cambaareynayaa xarigga sharci darrada ah ee lagula kacay Wariye Soofeysane, waxaana uu dalbanayaa in si degdeg ah xuriyadiisa uu dib u helo.” Ayaa lagu yiri qoraalka.

 

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles