Wednesday, March 4, 2026

Ciidamada Danab iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka wada G/Jubbada Hoose

Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Jubbaland iyo kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgal qorsheysan oo ballaaran ka fuliyay deegaanno muhiim ah oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Howlgalka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday xarumo iyo goobo ay ku sugnaayeen kooxaha argagixisada, waxaana ciidamada ay guulo la taaban karo ka gaareen, iyagoo burburiyay xarumo muhiim ah oo ay kooxdaasi u adeegsanayeen qorshayaal amni darro iyo weerarro.

Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa tilmaamay in uu qeyb ka yahay qorshayaasha joogtada ah ee lagu sugayo nabadda iyo xasiloonida deegaanada Jubbaland. Waxay sidoo kale adkeeyeen muhiimadda ay leedahay wada shaqeynta bulshada iyo ciidamada, taas oo horseed u noqotay guusha howlgalkan.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles