Tuesday, March 3, 2026

Ciidanka DFS oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka wada G/Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgallo qorshaysan oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose.

Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanka Cumar Beere iyo deegaano kale, waxaana ciidanku ku guuleysteen in ay soo saaraan miinooyin ay Al-shabaab ku aaseen wadooyin ay isticmaalaan shacabka deegaanka, si ay ugu dhibaateeyaan.

Ciidanka geesiyaasha ah ee Xoogga Dalka ayaa miinooyinkaas burburiyay, iyagoona weli baaritaano iyo howlgal culus ka wada deegaankaasi.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 02 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal la yeeshay Amiirka Qatar iyo Boqorka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed...

Howlgal ka dhacay G/Sh/Hoose oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika...

Dagaalka Bariga Dhexe oo sii xoogeystay maalintii 3-aad

Dagaalka u dhexeeya United States, Israel iyo Iran ayaa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyay go’aankii lagu celiyay xildhibaanno u safrayay

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay go’aankii...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles