Wareysiga gaar ah oo ay Bilan Media la yeelatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka, Maxamuud Macallin ayuu ugaga hadlay xaaladda guud ee abaaraha iyo cunno yarida ay wajahayaan qoysaska Soomaaliyeed ee ay sbeddelka cimiladu samayeen.
Wariye Kiin Fakat ayaa wareysatay Gudoomiyaha SODMA.