Saturday, March 14, 2026

Dagaal ba’an oo ka dhex qarxay Pakistan iyo Taliban

Iska hor imaad dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhex qarxay Pakistan iyo ciidamada Afgaanistaan, iyadoo labada dhinac midba midka kale uu ku eedeeyay inuu jabiyay xabad joojin aan jilicsanayn.

Dadka deegaanka ayaa habeen hore ka qaxay magaalada Spin Boldak ee dalka Afqaanistaan, taasoo dhacda xadka 1,600-mile (2,574 km) ee ay wadaagaan labada dal.

Ilo caafimaad oo ku sugan magaalada Kandahar ee u dhow ayaa BBC Pashto u sheegay in isbitaal maxalli ah uu helay meydadka afar qof. Saddex dhaawac ayaa laga soo sheegay Pakistan.

Dagaallo goos goos ah ayaa bilihii lasoo dhaafay si isdaba joog ah u dhex maray labada dhinac, halka sidoo kale xukuumadda Taalibaan ee dalka Afgaanistaan ​​ay Pakistan ku eedeysay in ay duqeymo cirka ah ka geysatay gudaha dalkaasi.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles