DEG DEG: Xildhibaannada mucaaradka ee BF oo soo saaray go’aanno culus (Daawo)

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwooda mucaaradka ah ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo ay kusoo aadiyeen furitaanka kalfadhigooda 5-aad.

Xildhibaannadan oo sheegay inay shilrar ku yeesheen Muqdisho ayaa soo saaray go’aanno culus oo ka dhan ah xukuumadda Soomaaliya oo ay ku eedeeyeen wax-qabad la’aan.

Maxamed Ibraahim Macallimuu oo kamid ah xildhibaannadaas ayaa akhriyay warsaxaafadeed ay soo saareen, kaas oo ay ku sheegeen in la joogo waqtigii isla xisaabtanka, meeshana looga saari lahaa isku milanka baarlamaanka iyo xukuumadda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

labo macallin oo lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska

Arday ayaa la xiray kaddib markii maamule iyo macallin...

Baaritaan laga fuliyay guriga Ilhan Omar maxaa loo haystaa

Saraakiisha socdaalka ee Maraykanka ayaa baaritaan ka fuliyey guriga...

 MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska maalinta Calanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay...

Somaliland oo Itoobiya u bandhigtay isticmaalka dekedda Berbera iyo marin-badeedkeeda

Maamulka Somaliland ayaa mar kale muujiyey sida uu diyaarka...

12-ka Oktoobar: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed iyo halgankii ka dambeeyay

Maanta oo kale, 12-ka Oktoobar, Soomaaliya waxay xustaa maalinta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles