Madaxweynaha Soomaaliya oo beeniyey in Ethopia Bad waydiisatey.

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furey kalfahiga 5aad ee Baarlamanka 11aad ee Dalka.

Madaxweyne Xasan ayaa mar kale ku celiyey in ayna Ethopia u isu hayn ,in heshiis la isla ogol yahay wada galaan,balse waxa uu eeda dusha u saarey dowlada Ethopia.

Geesta kale waxa uu ka jawaabey hadal uu jeediyey Abey Ahmed Ali oo uu ku sheegay in Soomaaliya diidey codsi ay u direen” “Itooobiya iyadaa aduunyada waregeysa oo leh Soomaaliya hanala heshiisiiyo,xaalkeedana waa Hasha ayadaa cuneysa oo cabaadeysa”.

Madaxweynaha oo sii wata hadalkiisa ayaa sheegay in Ethopia ay jabisey daris wanaagii u dhexeeyey labadda dal.waxa kale oo carabka u dhuftey shirkii ka dhacay dalka Turkiga oo uu sheegay in Ethopia ay codsatey shirkaas.Waxa-se uu qirey in Ethopia ay wali mawqifkeedii ku  taagan tahay,halka uu sheegay in dawlada Soomaaliya diyaar u tahay wadahadal.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq u direy Soomaaliland oo u u soo jeediyey in ay ka laabtaan,heshiiska xaaranta ah ee ay la galeen dawlada Ethopia

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 05 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Loollanka Israel iyo Turkey oo kusoo wajahan Geeska Afrika, Somaliland iyo Soomaaliya

 Warbixin ay baahisay Middle East Eye ayaa sheegtay...

MW Xasan Sheekh oo Kulan la yeeshay Madaxweynaha Eritrea

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan...

Dowladda Itoobiya oo Ka Jawaabtay Kulankii Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan

Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay kulankii ay Soomaaliya, Masar,...

Badmaaxiin u dhashay Masar oo Soomaaliya laga sii daayay oo gaaray Qaahira

Siddeed badmaaxiin oo u dhashay dalka Masar ayaa gaaray...

R/Wasaare Xamse oo gaaray degmada Balanbale

Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles